Goobjoog

Cabdi Xaashi: Hadalka Mursal Ma Ahan Mid Sharciyad Leh

Guddomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa mid baalmarsan sharciga ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddomiyaha golaga shacabka ee waqtigoodu dhamaaday. Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ugu baaqay Golaha…

Cabdi Xaashi: Hadalka Mursal Ma Ahan Mid Sharciyad Leh

Guddomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi Cabdillahi ayaa mid baalmarsan sharciga ku tilmaamay hadalkii ka soo yeeray guddomiyaha golaga shacabka ee waqtigoodu dhamaaday.

Cabdi Xaashi ayaa sidoo kale ugu baaqay Golaha wadatashiga in ay ansixiyaan natiijada doorashada Aqalka sare, sidoo kalena ay shaqa bilaaban aqalka sare.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments