Goobjoog

Mowliid Mataan Oo Si Kumeel Gaar Ah Loogu Magacabay Guddomiyaha Guddiga FEIT

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal FEIT ayaa shaaciyay in gudoomiye ku-xigeenkii guddiga Mowliid Mataan Salaad uu si kumeel gaar ah u sii haynayo xilka guddoomiyaha guddiga FEIT. War-saxaafadeed ka…

Mowliid Mataan Oo Si Kumeel Gaar Ah Loogu Magacabay Guddomiyaha Guddiga FEIT

Guddiga doorashooyinka dadban ee heer federaal FEIT ayaa shaaciyay in gudoomiye ku-xigeenkii guddiga Mowliid Mataan Salaad uu si kumeel gaar ah u sii haynayo xilka guddoomiyaha guddiga FEIT.

War-saxaafadeed ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in kadib xilka qaadistii guddomiyaha guddiga ay shalay ku sameeyen xubna ka tirsan FEIT, uu xilka sii hayn doono guddomiye ku-xigeenka guddiga.

FEIT ayaa sidoo kale sheegay in ay ka shaqeyn doonan sidii hogaan cusub lagu soo dooran lahaa si loo dardar geliyo howlaha doorashada.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments