Golaha midawga musharixiinta ayaa bayaan ka soo saaray afgambigii shalay ay sheegtay xukuumadda in dalka lagu soo qaaday balse uu fashilmay.
Midawga ayaa sheegay in wax aad looga xumaado uu yahay afgambi uu sameeyay madaxweynaha Waqtig uu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaaj.
War-saxaafadeedka ka soo baxay midawga musharixiinta ayaa sidoo kale loogu baaqay in dacwad deg deg ah lagu soo oogo Farmaajo kadib markii uu isku dayay in uu afgambiyo hay’adaha dowladda.





From the comments