Goobjoog

Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Dib U Soo Celinta Xiriirka Imaaradka

Midawga musharixiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka uu ku raali geliyay dowladda Imaaradka carabta. Golaha midawga ayaa sidoo kale sheegay in ay xukuumadda uga mahad celinayaan dib u…

Midawga Musharixiinta Oo Soo Dhaweyay Dib U Soo Celinta Xiriirka Imaaradka

Midawga musharixiinta ayaa soo dhaweeyay go’aanka ra’iisul wasaaraha dalka uu ku raali geliyay dowladda Imaaradka carabta.

Golaha midawga ayaa sidoo kale sheegay in ay xukuumadda uga mahad celinayaan dib u soo celinta xiriirka labada dal.

Musharixiinta xilka madaxweynanimo ee dalka ayaa sidoo kale sheegay in Imaaradka uu ka mid yahay dalalka xiriirka ganacsi ee joogtada ah la leh soomaaliya.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments