Midowga Musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa goordhow bayaan kasoo saaray ciidamada dowladda ee saakay la geeyey magaalada Baladweyne ee caasimadda gobolka Hiiraan, waxaana bayaanka qeyb ka ahaa eedeyn loo jeediyey Maxamed Abdullaahi Farmaajo madaxweynaha Muddo-xileedkiisu dhammaaday.