Waxaa maanta magalaada Muqdisho lagu doortay sedex kursi, kuwaas oo deegaan doorashadoodu ay tahay gobolada Waqooyi ee Somaliland, waxaana doorashadoodu lagu madalsanaa 2-dii bishan .
Kuraaasta doorashadooda maanta la qabtay ayaa kala ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP#218, HOP#270, HOP#226.
1: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#218 ayaa waxaa kusoo baxay xildhibaan Maxamed Cilmi Ibraahim, kaas oo ku guulaystay codad gaaraya 92 cod, kadib markii uu ka tanaasulay tartanka musharrax xildhibaan Abdiraxmaan Cismaan Xuseen.





From the comments