Goobjoog

Baraawe: Liiska Musharixiinta 13 Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfurgalbeed ayaa shaaciyay liiska musharixiinta 13 kursi kuwaas oo doorashadooda dhawaan la qabanayo. Doorashada kuraastaan ayaa 10-ka bishaan ka dhaceyso magaalada Baraawe ee xarunta maamul gobaleedka Koonfur…

Baraawe: Liiska Musharixiinta 13 Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka Koonfurgalbeed ayaa shaaciyay liiska musharixiinta 13 kursi kuwaas oo doorashadooda dhawaan la qabanayo.

Doorashada kuraastaan ayaa 10-ka bishaan ka dhaceyso magaalada Baraawe ee xarunta maamul gobaleedka Koonfur galbeed.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments