Goobjoog

Galmudug Oo Shaacisay Liiska Musharixiinta Kursigii Ugu Dambeyay Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa shaaciyay liiska musharixiinta kursi ka dhimanaa aqalka sare. Qoor-Qoor ayaa soo saaray magacyada laba musharax oo u tartameysa kursiga ugu dambeyo…

Galmudug Oo Shaacisay Liiska Musharixiinta Kursigii Ugu Dambeyay Aqalka Sare

Madaxweynaha dowlad gobaleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor-Qoor ayaa shaaciyay liiska musharixiinta kursi ka dhimanaa aqalka sare.

Qoor-Qoor ayaa soo saaray magacyada laba musharax oo u tartameysa kursiga ugu dambeyo kuraasta Aqalka sare iyo kuwa galmudug ku matalaya Aqalka sare.

Waxaa horay kursigaan loogu doortay Senator Dhegeey kaas oo iska casilay isaga oo markii dambe kamid noqday xildhibaanada golaha shacabka.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments