Goobjoog

Baraawe: Odayaasha Dhaqanka 13 Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooraneysa ergada 13 kursi. Kuraasta odayaashooda la shaaciyay ayaa lagu wadaa in…

Baraawe: Odayaasha Dhaqanka 13 Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee maamulka Koonfur galbeed ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo dooraneysa ergada 13 kursi.

Kuraasta odayaashooda la shaaciyay ayaa lagu wadaa in khamiista soo socota lagu doorto magaalada Baraawe ee xarunta maamulka Koonfur galbeed.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments