Goobjoog

Jubbaland Oo Loogu Baaqay In Xal Loo Helo Doorashada Gedo

Mas’uuliyiin Jubbaland oo kasoo jeeda Gedo oo ku taliyey in xal laga gaaro 16-ka kursi ee Garbahaarey, waxay sheegeen in halkaas aaney doorasho ka dhici karin, oo la geeyey ciidamo…

Jubbaland Oo Loogu Baaqay In Xal Loo Helo Doorashada Gedo

Mas’uuliyiin Jubbaland oo kasoo jeeda Gedo oo ku taliyey in xal laga gaaro 16-ka kursi ee Garbahaarey, waxay sheegeen in halkaas aaney doorasho ka dhici karin, oo la geeyey ciidamo diidan maamulka.

Hoos ka akhriso war-saxaafadeed ay soo saareen mas’uuliyiin ka soo jeeda Jubbaland 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments