Goobjoog

Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka

Waxaa dib u dhac uu ku yimid jadwalka doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Somaliland oo maanta lagu dooran lahaa Muqdisho. 11-kii bishaan ayeey guddiga SEIT ee gobalada waqooyi shaaciyeen in…

Dib U Dhac Ku Yimid Doorashada Kuraas Ka Tirsan Golaha Shacabka

Waxaa dib u dhac uu ku yimid jadwalka doorashada kuraasta deegaan doorashadoodu tahay Somaliland oo maanta lagu dooran lahaa Muqdisho.

11-kii bishaan ayeey guddiga SEIT ee gobalada waqooyi shaaciyeen in la qabanayo doorashada kuraasta HOP#212, HOP#207, HOP#264, HOP#258, HOP#259, HOP#243 iyo HOP##206.

Guddiga ayaa u qorsheeyay in doorashadooda ay dhacdo 16 bishaan.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments