Goobjoog

Galmudug: Liiska Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xuleyso ergada saddex kursi oo magaalada dhuusamareeb lagu dooranayo khamiista soo socota. Guddiga ayaa…

Galmudug: Liiska Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo bulshada rayidka ee soo xuleyso ergada saddex kursi oo magaalada dhuusamareeb lagu dooranayo khamiista soo socota.

Guddiga ayaa shaaciyay Odayaaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka ee kuraasta kala ah HOP#147 , HOP#035 iyo HOP#055.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments