U bood dhigaalka

Doorashada Kuraasta Banaadiriga Oo La Shaaciyay.

Febraayo 17, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee banaadiriga ayaa shaaiyay liiska kuraasta golaha shacabka iyo sidoo kale jadwalka doorashada xubnaha banaadiriga.

Kuraasta la shaaciyay ayaa waxa ay kala yihiin HOP#265, HOP#266, HOP#105, HOP#084 iyo  HOP#034, waxaana kuraastaan ku badalayay baarlamaankii 10-aad xildhibaanada kala ah:-

HOP#265: Lutfi Shariif Maxamed Cumar

HOP#266: BIIBI KHALIIF MAXAMED

HOP#105: Jeylaani Nuur Iikar Sh. Suufi

HOP#084: Fahma Axmed Nuur

HOP#034: Khaalid Macow Cabdulqaadir

Waxaa kuraastaan la dooranaya maalinta axadda ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 21- bisha February 2022.