Waxaa maanta oo khamiis ah magaalada Muqdish ee caasimadda dalka lagu qabanaya doorashada saddex kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Somaliland.
Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#264, HOP#224 iyo kursiga HOP#242.
Waxaa baarlamaankii 10-aad kuraastaan ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :-




From the comments