Magaalada Kismaayo ee xarunta KMG uah dowlagd goboleedka Jubbaland ayaa waxaa maanta lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliya.
Kuraas maanta lagu dooranyo magaalada Kismaayo ayaa waxaa ay kala yihiin Hop#092, Hop#023 iyo Hop#132, kuwaas oo deegaan doorashaduudu ay tahay deegannada Jubbaland, waxaana lagu wadaa in la doorto maanta oo Jimco ah 18-2-2022.
1: Kursiga tirsigiisu yahay Hop#092 ayaa waxaa ku fadhiyo Baarlamaankii 10-aad guddoomiyaha guddiga maaliyadda ee golaha shacabka Maxamuud Cabdullaahi Siraaji, iyadoo kula tartami doonan wasiirkii hore ee howlaha guud xiligili Kheyre Saadaq Cabdullaahi Cabdi iyo Cabdullaahi Aadan Cabdi, waxaana la sugayaa cidda kusoo baxda sedexdooda musharrax.




From the comments