U bood dhigaalka

Odayaasha Dhaqanka Banaadiriga Oo La Shaaciyay

Febraayo 19, 2022

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Banaadiriga ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo Bulshada rayidka ee soo dooraneysa kuraasta Banaadiriga.

Kurasta la shaaciyay ayaa waxa ay kala yihiin HOP#265, HOP#266, HOP#105, HOP#084 iyo  HOP#034, waxaana kuraastaan ku badalayay baarlamaankii 10-aad xildhibaanada kala ah:-

HOP#265: Lutfi Shariif Maxamed Cumar

HOP#266: BIIBI KHALIIF MAXAMED

HOP#105: Jeylaani Nuur Iikar Sh. Suufi

HOP#084: Fahma Axmed Nuur

HOP#034: Khaalid Macow Cabdulqaadir

Waxaa kuraastaan la dooranaya maalinta axadda ah oo ay taariikhda ku beegan tahay 21- bisha February 2022.