Ra’iisalwasaaraha dowladda federalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa waxaa uu magacaabay tabasho ay soo gudbiyeen beelaha Banaadiri, kadib kulan maanta uu Muqdisho kulan kula yeeshay waxgaradka uu xafiirka ku qaabilay.
Qoraal kasoo baxay xafiiska ra’iisalwasaaraha kulanka kadib ayaa waxaa lagu shaaciyey liiska guddiga uu magaacabay, kuwaas oo laga sugayo in ay kasoo talo bixiyaan cabashada ay u soo gudbiyeen Beelaha Banaadiriga ee golaha shacabka.
Ka dib markii uu kulan wadatashi ah la yeeshay Guddoomiyeyaasha Guddiyada Doorashooyinka Heer Federaal (FEIT) iyo Guddiga Doorashada Banaadiriga (SEIT), Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble waxa uu magacaabay Guddi ka kooban 7 xubnood oo ka socda FEIT, SEIT Banaadiriga iyo Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha kuwaas oo kala ah:




From the comments