Gudiga hirgalinta dorashooyinka SEIT Jubbland ayaa shaaciyay liiska odyaasha dhaqanka 5 kursi oo beri lagu dooranayo magalada Kismaayo ee xaruunta maamulka Jubbland .
Kuraasta beri lagu dooranayo magalada kismaayo ayaa kala ah HOP#072, HOP#079, HOP#112, HOP#130 iyo HOP#136.
Kuraastan waxaa baarlamanka 10-aad ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :-





From the comments