Goobjoog

Doorashada Lix Kursi Oo Ka Socota Baladweyne

Waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan maanta oo Axad ah lagu qabanayaa dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka. Kuraasta doroashadooda lagu wado maanta in ay…

Doorashada Lix Kursi Oo Ka Socota Baladweyne

Waxaa magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan maanta oo Axad ah lagu qabanayaa  dhacdo doorashada 6 kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka.

Kuraasta doroashadooda lagu wado maanta in ay dhacdo ayaa kala ah kuraasta tirsigoodu yahay HOP#006, HOP#022, HOP#003, HOP#032, HOP#252 & HOP#068.

Waxaa baarlamaankii 10-aad kuraastaan ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :-

✅HOP#006: Maxamuud Cabdullaahi Axmed.
✅HOP#022: Cismaan Maxamed Cabdi.
✅HOP#003: Maxamuud Cabdiraxmaan Sheekh Faarax Beene-Beene.
✅HOP#032: Khaliif Cabdi Cumar.
✅HOP#252: Cabdicasiis Saalax Carmaan.
✅HOP#068: Faaduma Faarax Ibraahim.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments