Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa shaaciyey liiska bulshada iyo dhaqanka ee soo kala xulaya ergada kala dooraysa lix kursi, kuwaas oo ka tirsan golaha shacabka Baarlanmaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federaalka ah ee Soomaliya, oo maraya waqtigii ugu dambeeyey goortii loo asteeyey in logu gabagabeeyo
Guddiga ayaa shaaciyey magacyada 15 xubnood kuwaas oo isugu jira odayaasha dhaqanka iyo Bulshada riyadka ah, waxaa ay soo xulayaan ergada dooran doina kuraas sumaddu kala tahay HOP#183HOP#230, HOP#050,HOP#178, HOP# 253 iyo HOP#275, ee golaha shacabka, waxaana doorashada kuraastaan ay ka dhici doontaa magaalada Baydhabo ee gobolka Bay.
1:Kursiga tirsigiisu yahay HOP#050 ayaa waxaa Baarlamaankii 10-aad ku fadhiyey xildhibaan Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif.






From the comments