Guddiga doorashooyinka dadban ee dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta shaaciyey odayaasha dhaqanka iyo xubnaha bulshada yaridka ah ee soo xulaysa Ergada kala dooranaysa lix kursi oo katirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuryiadda federalka Soomaaliya lagu dooran doono magaalada magaalada Baydhabo.
Kuraastaan guddigu uu shaaciyey waxaa tirsigoodu kala yahay HOP#099, HOP#261,HOP#168, HOP#186 HOP#077 iyo HOP#261, ayaa waxaa deegaan doorashadoodu ay tahay magaalada Baydhabo ee xarunta kumeel gaarka ah ee DKGS.
1: Kursiga tirsigiisu yahay HOP#099 waxaa kursigaan Baarlamaankii 10-aad ku fadhisay xildhibaan Deeqa Xuseen Xasan.






From the comments