Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa shaaciyay liiska Odayaasha dhaqanka iyo ergada soo dooranaysa xildhibaanada saddax kursi.
Kuraastaan oo kala HOP#010, HOP#030 iyo HOP#066 ayaa lagu dooranayaa maalmaha soo socda magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan.
Saddexdaan kursi ayaa waxaa baarlamaankii 10-aad ku matalayay dadka reer Baladweyne xildhibaanada kala ah :-





From the comments