Goobjoog

Galmudug: Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka saddex kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Galkacayo. Kuraastaan ayaa kala ah HOP#018, HOP#20 iyo HOP#021, kuwaas talaadada lagu dooranayo…

Galmudug: Odayaasha Dhaqanka Saddex Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Galmudug ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka saddex kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Galkacayo.

Kuraastaan ayaa kala ah HOP#018, HOP#20 iyo HOP#021,  kuwaas talaadada lagu dooranayo magaalada Galkacyo ee xarunta gobalka Mudug.

HOP#018: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Qaasim Maxamed Jaamac

HOP#20: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Cali Maxamed Shariif

HOP#021: Waxaa ku fadhiyay xildhibaan Maryan Maxamed Geeddi

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments