Goobjoog

Guddiga FEIT Oo Fasaxay Doorashada Kursiga HOP#204

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in ay dib u fasaxeen doorashada kursiga HOP#204 oo ay horay u hakiyeen. Kursigaan oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baydhabo ayaa…

Guddiga FEIT Oo Fasaxay Doorashada Kursiga HOP#204

Guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal ee FEIT ayaa shaaciyay in ay dib u fasaxeen doorashada kursiga HOP#204 oo ay horay u hakiyeen.

Kursigaan oo deegaan doorashadiisu tahay magaalada Baydhabo ayaa waxaa horay ugu fadhiyay xildhibaan Macalin Cali Aadan.

Guddiga ayaa horay u sheegay in soo xulista ergada kursigaan aan la marsiin habraacii loogu talagalay in loo soo xulo xubnaha dooranaya xildhibaanka.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments