Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay jadwalka iyo habraaca doorashada 4 kursi oo dhawaan lagu dooranayo magaalada Kismaayo.
Kuraastaan ayaa kala ah HOP#029, HOP#124, HOP#133 iyo HOP#219, kuwaas oo Isniinta soo socota doorashadooda lagu qabanayo magaalada Kismaayo.
Waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay kuraastaan xildhibaanada kala ah :-





From the comments