Goobjoog

Jubbaland: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraasta kala ah HOP#124 iyo HOP#029. Labadaan kursi ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Isniinta ah lagu doorto magaalada…

Jubbaland: Odayaasha Dhaqanka Laba Kursi Oo La Shaaciyay
Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Jubbaland ayaa shaaciyay liiska odayaasha dhaqanka kuraasta kala ah HOP#124 iyo HOP#029.
Labadaan kursi ayaa waxaa lagu wadaa in maalinta Isniinta ah lagu doorto magaalada Kismaayo ee xarunta kumeel gaarka ah ee Jubbaland.
Kuraastaan waxaa ku fadhiyay baarlamaankii 10-aad xildhibaanada kala ah :-

HOP#029: Leeban Cusmaan Cabdiraxmaan

HOP#124: Cabdiraxmaan Kulmiye Xirsi

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments