Goobjoog

SEIT Hirshabeelle Oo Guddoomiye Cusub Doortay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaha guddigaas ugu doortay Maxamed Xuseen Maxamed Waadi. Waadi ayaa xalay loo magacabay in uu xubin ka noqdo…

SEIT Hirshabeelle Oo Guddoomiye Cusub Doortay

Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa maanta kulan ay isugu yimaadeen guddoomiyaha guddigaas ugu doortay Maxamed Xuseen Maxamed Waadi.

Waadi ayaa xalay loo magacabay in uu xubin ka noqdo guddiga doorashooyinka SEIT, kadib markii xil ka qaadis iyo xubinimo ka xayuubin uu ku sameeyay madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe.

Axmed Xasan Diini ayaa horay u ahaa guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments