Waxaa maanta oo Isniin ah magaalada Kismaayo lagu wadaa in ay ka dhacdo doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka ee deegaan doorashadoodu tahay Jubbaland.
Kuraasta maanta la dooranayo ayaa kala ah HOP#133 iyo HOP#219, kuraastaan ayaana sidoo kale ah kuraastii ugu dambaysay ee Kismaayo lagu dooranayo.
Waxaa baarlamaankii 10-aad ku fadhiyay xildhibaanada kala ah :-




From the comments