Waxaa maanta oo Talaado lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan lagu qabto doorashada laba kursi oo kamid ah kuraasta golaha shacabka.
Doorashada maanta oo ah mid ka xiiso badan doorashooyinkii dalka ka dhacay ayaa waxaa lagu dooranaya labada kursi ee kala ah HOP#011 iyo HOP#063.
Kuraastaan ayaa waxaa isku soo sharaxay illaa iyo 11 musharax oo ku tartamaya labadaas kursi ee saaka lagu dooranayo Baladweyne.




From the comments