Wararka naga soo gaarayo agagaarka xerada afisyooni ayaa sheegaya in xubna ka tirsan ururka alshabaab ay weerar ku qadeen qayb ka tirsan airport Aden Cadde.
Warar ay heshay Goobjoog News ayaa sheegaya in Al-shabaab iyo ciidamo ka tirsan dowladda federaalka ah ay hadda ku dagaalamayaan agagaarka teendhada, ee gudaha Airoptiga Muqdisho.
Xubna ka tirsan ururka weerarka soo qaaday ayaa la soo warinaya in ay gudaha u galeen xayndaabka Xalane ee magaalada Muqdisho




From the comments