Waxaa maanta lagu wadaa in magaalada Baladweyne ee xarunta Hiiraan lagu doorto kursi ka tirsan golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya, kaas oo tirsigiisu yahay HOP#058.
Kursigaan ayaa waxaa doorashadiisa lagu waday in ay qabsoonto maalinimadii shalay, waxaana ku yimid dib u dhac sida uu guddigu sheegay, waxaa ku tartamaya ilaa todobo musharrax, kuwaas oo u taagay ku guulaysiga.
Waxaa ku jira taliyihii hore ee hey’adda Nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka ee NISA Cabdullaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe iyo madaxweynihii hore ee dowlad goboleedka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Cosoble,




From the comments