Waxaa maanta magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan lagu doortay kuraas ka tirsan golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad, kuwaas oo tirsigoodu yahay HOP#019 iyo HOP# 059.
Kursiga tirsigiisu yahay HOP#059 ayaa waxaa ku taratamay musharraxiinta kala ah 1. Mohamed Abdullahi Buraale (Raaxeeye) 2. Cabdullahi Cali Cilmi, waxaana kusoo baxay Maxamed Cabdullaahi Buraale (Raaxeeye), waxaana uu heay 66 cod, halka musharraxii la tartamayay Cabdullahi Cali Cilmi, uu helay 35 cod, waxaa ku fadhisay Baarlamaankii 10aad Samiira Xasan Cabdulle.
Kursiga tirsigiisu yahay HOP# ayaa ku taratamay ilaa 5 musharrax, kuwaas oo kala




From the comments