U bood dhigaalka

FEIT Oo Todobaadkii Labaad Wadda Bixinta Shahaadooyinka Xildhibaannada

Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa todobaadkii labaad ka wada magaalada Muqdisho bixinta shahaadooyinka xildhibaanada labada aqal.

Waxaa tan iyo saaka shahaadooyinkooda qaatay xildhibaanada kala ah :-

1. Farhan Ali Mohamoud AS#10
2. Abdirisaq Mohamed Osman AS#03
3. Zahra Abdulahe Igal (Bundubte) GSH#094

Ku dhawaad 200 mudane oo ka tirsan Aqalka sare iyo golaha shacabka ayaa qaatay todobaadkii  la soo dhaafay shahaadadooda xildhibaannimo.

Goobjoog News