Goobjoog

FEIT: Xildhibaannada Hoolka Dhaarinta Ha Yimaadaan 14-ka April

Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada munaasibadda dhaarinta xildhibaanada labada aqal, iyagoo ku wargeliyay xildhibaannada inay diyaar noqdaan maalinta khamiista ah oo ay…

FEIT: Xildhibaannada Hoolka Dhaarinta Ha Yimaadaan 14-ka April
Guddiga doorashooyinka heer federaal FEIT ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin qabashada munaasibadda dhaarinta xildhibaanada labada aqal, iyagoo ku wargeliyay xildhibaannada inay diyaar noqdaan maalinta khamiista ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay 14-ka April.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments