Ra’iisulwasaaraha xukuumadda federalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Roonle ayaa hambalyo u diray ciidanka xoogga dalka oo maanta u dabaaldagay 62 sano guuradii kasoo wareegtay markii la’aasaasay, walow uusan tagin wasaaradda Gaashaandhigga oo ay ka dhacday munaasabadda ciidanku ay dhigteen uu joogay halkaas Farmaajo.
Halkaan Ka Akhriso hambalyada Rooble.
Waxaan ugu hambalyeynayaa sarreeyeyaasha, Saraakiisha, Saraakiil Xigeennada, Dableyda Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo qoysaskooda sanad guurada 62aad ee ka soo wareegtay markii la aasaasay CXDS.




From the comments