Goobjoog

Akhriso: Liiska Guddiga Qabanayo Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo Lasoo Magacaabay

Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta doortay guddiga qabanaya doorashada guddoonka oo lagu wado in dhowaan ay ka dhacdo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, guddigaan la doortay…

Akhriso: Liiska Guddiga Qabanayo Doorashada Guddoonka Aqalka Sare oo Lasoo Magacaabay

Golaha aqalka sare ee Baarlamaanka federalka Soomaaliya ayaa maanta doortay guddiga qabanaya doorashada guddoonka oo lagu wado in dhowaan ay ka dhacdo magaalada caasimadda ah ee Muqdisho, guddigaan la doortay ayaa ka kooban 6 xubnoon, kuwaas oo laga  xulay mudanayaashada golaha aqalka sare ee Baarlamaanka 11-aad.

  1. Senator Aadan Cabdinaasir Maxamed (Koonfur galbeed)
  2. Senator Saciiid Cabdi Xuseen (Somaliland)
  3. Senator Farxaan Cali Xuseen (Puntland)
  4. Senator Samsam Daahir Maxamuud (Galmudug)
  5. Senator Cabdirisaaq Maxamed Cusmaan (Jubbaand)
  6. Senator Samsam Cabdullaahi Axmed (Hirshabeelle).

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments