Guddiga hirgelinta doorashooyinka SEIT ee Hirshabeelle ayaa maanta oo sabti ah lagu wadaa in magaalada Jowhar ay ku qabtaan doorshada kursiga HOP#106.
Kursigaan oo kamid ah kuraasta ugu dambaysa ee deegaan doorashadooda tahay Hirshabeelle ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda ay doorashadiisa ka dhacdo Jowhar.
Waxaa baarlamaankii 10-aad ee hore kursigaan ku fadhiyay xildhibaanad Dr. Mina Xasan Maxamed.




From the comments