Isbitaalka Hooyada iyo dhalaanka ee Banaadir ayaa maanta waxuu xariga ka jaray qeyb cusub oo loogu tala galay Saalada qaliinka lagu sameeyo.
Munaasabad xarag jar ah oo ka dhacday xarunta isbitaalka Banaadir, waxaa Goobjoog ka ahaq safaaradda Shiinaha oo maalgelisay qeybta cusub, waxaa kale oo kasoo qeyb masuuliyiin katirsan wasarad cafimaadka ee dowladda federaalka oo ay hor kacceysay wasiir Fowsiya.
Ugu horreen waxaa munaasabada ka hadashay Agaasimaha Isbitaalka Banaadir Drs Fartuun Shariif oo ka hadashay sida loo soo kordhiyey qeybtan





From the comments