Madaxweynihii hore dalka Kenya Mwai Kibaki ayaa geeriyooday sida ay shaacisay madaxtooyada dalkaas iyadoo laga soo xigtay madaxweynha talada haya Uhuru Kenyatta.
Kibaki ayaa geeriyooday isaga oo 90 jir, wuxuu ahaa madaxweynihii seddaxaad ee soo mara Kenya tan iyo markii uu xornimada ka qaatay dalka Ingiriiska.
Madaxweyhihii hore ee dalkaas ayaa waxaa la sheegaa inuu dhowaad 44 sano uu ku jiray hannaanka dowladnimada, wuxuuna xilka hayay snadihii 2002- 2012-kii.




From the comments