Guddiga qaban qaabada doorashada guddoonka golaha aqalka sare ayaa shaaciyay jadwalka Hadal jeedinta guddoomiyaha golaha aqalka sare iyo labadiisa ku-xigeen.
Maanta oo sabti ayaa lagu wadaa in khudbadahooda la dhageysto musharixiinta guddoomiyaha aqalka sare iyo ku-xigeenadiisa .
Senatorada aqalka sare ee baarlamaanka 11-aad ayaa xalay loo diray fariimo ku aaddan in ay soo xaadiraan kulanka maanta.





From the comments