Goobjoog

Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare

Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa ku guulaystay guddoomiyaha aqalka sare doorasho ka dhacday xarunta ciidamad cirka ee Afisyoni. Doorashada guddoomiyaha oo ay kuwada tartameen mushariiixnta kala ah Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Saalax…

Cabdi Xaashi Oo Markale Loo Doortay Guddoomiyaha Aqalka Sare

Cabdi xaashi Cabdillahi ayaa ku guulaystay guddoomiyaha aqalka sare  doorasho ka dhacday xarunta ciidamad cirka ee Afisyoni.

Doorashada guddoomiyaha oo ay kuwada tartameen mushariiixnta kala ah Cabdi Xaashi Cabdillaahi, Saalax Axmed Jaama iyo Cismaan Abuukar Dubbe, ayaa waxaa ay kala heleen :-

1:Cabdi Xaashi Cabdillaahi 28 cod.

2: Saalax Axmed Jaama 24 cod.

3: Cismaan Abuukar Dubbe 2 cod.

 

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments