Goobjoog

Midowga Musharraxiinta oo Hambalyo u Diray Guddoonka Aqalka Sare

Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray guddoonka golaha aqalka sare ee maanta lagu dooortay, waxaana qoraal kasoo baxay golaha lagu sheegay in gudddoomiye Cabdi Xaashi udub dhexaad…

Midowga Musharraxiinta oo Hambalyo u Diray Guddoonka Aqalka Sare

Golaha midowga musharraxiinta madaxweynaha Soomaaliya ayaa hambalyo u diray guddoonka golaha aqalka sare ee maanta lagu dooortay, waxaana qoraal kasoo baxay golaha lagu sheegay in gudddoomiye Cabdi Xaashi udub dhexaad u ahaa madasha Badbaado Qaran, oo dalka Samata bixisay muddo kororsigii sharci darrada ahaa.

Halkaan Ka Akhriso

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments