Doorashada Guddoomiye Ku-xigeenka Golaha Shacabka oo Muqdisho Ka Dhacayso
Waxaa goordhow lagu wadaa in Teendhada Afinsyooni ee Xalane ay ka bilaabato doorashada ku-xigeennada guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka 11-aad oo habeenkii xalay lasoo doortay guddoomiyaha golaha, waxaana ku tartmaya labada kursi ee ku-xigeenka koowaad iyo labaada 17 musharrax oo u taagan ku guulaysiga.
Magacyada musharraxiinta guddoomiye ku-xigeenka koowaad oo maanta dhacaysa ayaa waxaa u sharaxan 10 musharrax oo kala ah.
1: Maxamad Cali Cumar Caana nuug
2: Sacdiya Xaaji Yaasiin
3: Cabdixakiin Cabdow Xaydar
4: Cabdiraxmaan Cabduqaadir Cadde
5: Khadiijo Maxamed Diiriye
6: Maxamed Cabdalla Axmed Maxamed
7: Maxamed Nuur Abuukar
8: Maxamed Cumar Caymooy
9: Saciid Maxamed Maxamuud
10: Maxamed Cabduqadir Xaaji
Magacyada musharraxiinta guddoomiye ku-xigeenka labaad oo isla maanta dhaceysa u tartamaya 7 musharax oo kala ah:-
1: Cabdulaahi Cumar Abshirow
2: Mahad Cabdalla Cawad
3: Maxamad Xuseen Abuukar
4: Asad Cabdirisaaq Maxamad
5: Axmad Aadan Axmad
6: Saciid Maxamad Cali
7:Ayuub Ismaaciil Yuusuf
25-kaan musharax ayaa saaka u tartamaya doorashada guddoomiyaha golaha sahcabka iyo labdiisa ku-xigeen oo lagu wado in ay ka dhacdo xarunta ciidamada cirka ee Afisyooni.
Goobjoog News