Wareega Labaad Aadan Madoobe iyo Xasan Cabdi Nuur oo Isku Soo Haray
Sheeko:Baarlamaanka
Waxaa goordhow soo idlaatay wareega koowaad ee doorashada golaha shacabka, waxaana ku taramay 8 mushararxa, waxaa u gudbay wareegi xiga 4 musharrax, kuwaas oo helay codadka ugu sareeya,
Xildhibaan Xasan Cabdi Nuu waxaa uu helay 98
Xildhibaan Sheekh Aadan Maxamed Nuur 74
Xildhibaan Cabdullahi Aadan Axmed Black 33
Xilshibaan Aadan Maxamed Nuur Saransoo23.
xildhibaannadii ugu codadka yaraa ee isaga haray tartanka yaa kala ah
1 Xildhibaan Shariif Maxamed Cabddalla oo 13
2 Cabdirashiid Maxamed Xidig 6
3 Xildhibaan Sidiiq Cabdullaahi Cabdi
Waxaa doorashada ka tanaasulay Xildhibaan Cabdullahi Aadan Axmed Black iyo Xilshibaan Aadan Maxamed Nuur Saransoo23
Lasoco wareega xiga