Goobjoog

Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare?

Guddoonka golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa looga hadlay ajandayaal dhowr ah. 1- Warbixin guud ee…

Maxay Kawada Hadleen Guddoonka Aqalka Sare?
Guddoonka golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Federalka Soomaaliya  oo maanta kulan ku yeesheen xafiiska Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxaa looga hadlay ajandayaal dhowr ah.
1- Warbixin guud ee Guddoomiyaha Aqalka Sare BFS ee howlaha wax-qabad ee hortbinta u leh Aqalka Sare.
2- diyaarinta warbixinta guud ee Wax-qabadka Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka 10aad.
3- Diyaarinta Ajandaha kulanka 3aad, Kalfadhiga 1aad ee Aqalka Sare.
Kulanka waxaa kaloo qayb ka ahaa Xoghayaha Guud ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.
Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments