Goobjoog

Xilwareejinta Golaha Shacabka iyo Buuq Hareeyay Kulanka Golaha

Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa ka dhextaagan xarunta golaha shacabka oo ay ka socoto kulan xildhibaannada ay yeelanayaaan. Buuqqa ayaa yimid kadib markii maamulka Villa Somalia ay gudaha xarunta soo…

Xilwareejinta Golaha Shacabka iyo Buuq Hareeyay Kulanka Golaha

Buuq iyo sawaxan xooggan ayaa ka dhextaagan xarunta golaha shacabka oo ay ka socoto kulan xildhibaannada ay yeelanayaaan.

Buuqqa ayaa yimid kadib markii maamulka Villa Somalia ay gudaha xarunta soo geliyeen xildhibaanno la sheegay in lagu soo doortay Garbahaarreey.

Kulanka maanta ayaa waxaa ajendahiisu uu ahaa xilwareejinta guddoomiyaha golaha shacabka iyo ku-xigeenadiisa oo dhawaan la doortay.

Guddoomiyihii hore ee golaha shacabka Maxamed Mursal ayaa xilkii ku wareejiyay guddoomiyaha cusub ee golaha Aadan Madoobe.

Goobjoog News

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments