Golaha shacabka ayaa dhankoda soo gudbiyey xubnaha guddiga isku dhafka ah ee uga qeyb galaya guddiga doorashada madaxweynaha Jamhuuriyadda, Guddoomiye Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa magacaabay liiska magacyadaan oo ka gooban 8 Xildhibaan.
Xubnahaan ayaa waxaa ayaa waxaa ay ku biirayaan lix xubnood oo ka socoto aqalka sare, waxaana 14-ka ay noqon doonaan guddiga qabanaya doorashada madaxweynaha 10-aad ee Jamhuuriyadda federalka Soomaaliya oo dhowaan lagu wado in ay ka qabsoonto caasimadda dalka.
1 Xildhibaan Mowliid Cabdi Maxamed
2 Xildhibaan Cali Xaaji Daahir
3 Xildhibaan Nuur Mustaf Mukhtaar
4 Xildhibaan Maxamed Axmed BeereeyX




From the comments