Goobjoog

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Soo Dhammeystiray Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe ayaa soo dhamaystiray guddiga xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha oo maanta qaar kamid horay loo soo saaray, waxaana guddoomiyuhu soo magacaabay…

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Soo Dhammeystiray Xubnaha Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Guddoomiyaha golaha shacabka Baarlamaanka federalka Soomaaliya Sheekh Aadan Nuur Madoobe ayaa soo dhamaystiray guddiga xubnaha guddiga doorashada madaxweynaha oo maanta qaar kamid horay loo soo saaray, waxaana guddoomiyuhu soo magacaabay 2 xubnood kadhimaanaa 10 xubnood golaha ku matalaya guddiga.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments