Goobjoog

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Lataliye Magacaabay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Maxamed Xasan Idiris u magacaabay Lataliye-sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee arimaha siyaasada iyo amniga, waxaana la…

Guddoomiye Aadan Madoobe oo Lataliye Magacaabay

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa mudane Maxamed Xasan Idiris u magacaabay Lataliye-sare Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee arimaha siyaasada iyo amniga, waxaana la magacaabay xilli ay dhowdahay dooorashada madaxweynaha dalka.

No photo description available.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments