Goobjoog

Musharixiinta Madaxweynaha Oo Amar Cusub La Dul Dhigay

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha ugu baaqay in soo gudbiyaan shaqsiyaadka codadka u tirinaaya. War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in musharixiinta ay illa…

Musharixiinta Madaxweynaha Oo Amar Cusub La Dul Dhigay

Guddiga doorashada madaxweynaha ayaa musharixiinta u tartamaysa xilka madaxweynaha ugu baaqay in soo gudbiyaan shaqsiyaadka codadka u tirinaaya.

War ka soo baxay guddiga ayaa lagu sheegay in musharixiinta ay illa duhurnimada maanta ah looga baahan yahay in ay soo gudbiyaan codadka xubnaha u tirinaaya.

Goobjoog Newsletter

Ka hel Goobjoog wixii cusub.

Warar iyo falanqayn, iimaylkaaga.

From the comments